Waxaa xaalufin daran lagu hayaa dhirta Soomaaliya oo dhuxul laga shido. Dhinaca kalena waxaa dhul-beereedka caqabad ku ah Geedka Cali-Garoobka loo yaqaanno oo

18 просмотров 12.07.2018 00:05:28

Описание

Waxaa xaalufin daran lagu hayaa dhirta Soomaaliya oo dhuxul laga shido. Dhinaca kalena waxaa dhul-beereedka caqabad ku ah Geedka Cali-Garoobka loo yaqaanno oo ay Aqoonyahanka dhinaca Beeraha ku xeesha dheer ay sheegeen, inuu qaatay qiyaastii Nus Milyuun Hektar. Wariyaheenna Gobolka OHIO ee dalka Mareykanka ayaa arrimahaasi ka wareystay Bare-sare Axmed Muumin Warfaa oo Cilmiga Beeraha ku takhasusay, waxna ka dhiga Jaamcadaha Mareykanka.

Комментарии

Теги:
Waxaa, xaalufin, daran, lagu, hayaa, dhirta, Soomaaliya, dhuxul, laga, shido, Dhinaca, kalena, waxaa, dhul, beereedka, caqabad, Geedka, Cali, Garoobka, yaqaanno